Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa ay ka mid yihiin Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana la Aas-aasay 22kii Febraayo 1970 kii...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Ururka Somali Asal Foundation Eng. Mohed Shariif Mohamed ayaa kormeer ku tagey Iskuulka iyo MCH ka Garasbintow...
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo faderaalka Dowaldda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ayaa booqasho ku...
Daawo sawirada arday ka qalin badalatay Machadka Al-imra, kuwaasi oo bartay culuumta qeybaheeda kala duwan. Sawir Qaade:- Fahad Cabdi Gaas
Shirkan oo looga hadlayay arimaha Xag jirka iyo ka hortaga Tahriibka ayna soo qaban qaabisay Jaamacadda Carabta oo la kaashaneesa...
Ciidanka Amaanka ayaa fashiliyay Gaari ay saran yahiin waxyaabaha Qarxa oo kooxda Aragagxisa ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Umadda...
Marwada Madaxwaynaha Dalka Maamo Sahra Cumar Xasan ayaa maanta kulan la qaadatay Ururada Haweenka Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyaga oo ka...
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay dagmada xamar jajab isla markaana ay ka soo qeyb galeen gudoomiye ku xigeen ka koowaad...
Qaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin,...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho