Wafdigan oo ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
Munaasabadda dhagax dhiga xarunta dugsiga sare ee lagu wado inuu yeesho deegaanka Ceeldibir ee bariga Gobalka Mudug ayaa waxaa ka...
Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta dhismooyinka iyo Waddooyin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada...
Banaanbaxaan oo ay dhigayaan haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaana xubno matalaya...
Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Addis Ababa, Aug 5th 2016----Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha u fadhiya Addis Ababa...
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug ee Dowladda Goboleedka Gal mudug ayaa qayb galay dhismaha maamulka Deegaanka Ceel dibir ee...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa manta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u qabatay kudhawaad 20 qofoo ka mid diblomaasiyiinta Soomaaliyeed...
Wafdi ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo dhorkii malamood ee la soo dhaafay ku suganaa Dalka Suudaan ayaa...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho