Baarlamaanka dalka Tunisiya ayaa kalsoonida kala noqday Xabib Essid oo ah R/wasaaraha dalka Tunisiya, kaasi oo bilihii dambe ay heysteen...
Howlgal dad lagu soo qabqabtay oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada qalabka sida ayaa xalay laga fuliyay qeybo...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas", iyo ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar "Camey" ayaa magaalada Garowe shir kula kulmay...
Xilli xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ay meelmariyeen qaraar boolis caalami ah loogu dirayo wadanka Burundi oo mudooyikan ay...
Wiil Soomaali ah oo Magaciisa lagu Sheegay Cubayd Xasan Jaamac oo 19 jir ah ayaa Maxkamad ku taala magaalaada London...
Wasiirka arrimaha dibedda dalka Kenya Aamina Maxamed Jibriil ayaa Beesha Caalamka ka dalbatay in la sii wado taakulaynta ciidamada AMISOM...
Ciidamada XDS kuwooda sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa xalay ka fuliyey hawl-gal qorsheysan deegaanka Cabdi-Dhoorre ee...
Dowladda Turkiga ayaa uga mahadcelisay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed taageerada ay u muujiyeen walaalooda Turkiga kaddib inqilaabkii dhicisoobay ee laba...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdixayir Maareeye oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya (SONNA) ayaa wuxuu...
Mogadishu, 30 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho