Wasaaradda amniga gudaha ayaa markale fursad siisay dhalinta ay qaldeen maleeshiyada Al-Shabaab in ay isaga soo tagaan oo ay ka...
Howlgalkan ay ka sameeyeen ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya maamulka degmada Xamar Jajab ayaa waxa ay ku soo qab qabteen...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Garoonka diyaaradaha...
Ciidmada Booliiska ayaa toogasho ku dilay dhamaan dableydii dooneysay iney gudaha u galaan xarunta baarista dembiyada CID qaraxa kaddib. Wasaaradda...
Wargeyska The Independent ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa shaacisay inay jirto sare u kac ku aaddan...
Mashruuca tabar wadaag oo ah mashruuc in ka badan 100 qof oo laga soo xulay Degmada Balanbale ay uga tashanayaan...
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay Todobo ka mida maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista ee...
Inta la ogyahay sagaal-ruux oo afar kamid ah ay yihiin raggii weerarka soo qaaday ayaa dhintay 15-kalena wey ku dhaawacmeen,...
Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista...
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho