Cayaartooyda ku cayaareysay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo galabta kulan xiiso leh kuwada yeeshay garoonka kubadda cagta ee Koonis,...
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col cirro oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ay ciidamada...
Kooxo weerar ku qaaday kaniisad ku taala waqooyiga dalkaasi Fransiiska ayaa dilay wadaadkii kaniisada oo 84-jir ahaa kaas oo lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii argagixiso ee maanta lagu beegsadey afaafka hore ee Garoonka...
Ciyaartooyda ku ciyaareysay magaca maamulka Puntland ayaa rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay...
Dawladda Mareykanka ayaa si kulul u canbaaraysay qaraxyadii maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. War qoraal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud, ra`iisulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma`arke , Wasiiro ka mida Xukuumadda faderaalak Soomaaliya, Saraakiil...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xaamud, oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa la kulmay saraakiil...
Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa u gacan gelisay Xukuumadda Turkiga Taliyihii Ciidamada nabad ilaalinta Turkiga ee dalka Afganistaan General Jaahid Baaqir,kadib...
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shir madaxeedka Carabta ee 27-aad ka socoday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho