Tartan cayaareedkaan lagu maamuusayay bilasha bisha Ramadan ee barakeysan oo ay soo abaabuleen xafiiska hidaha iyo tacliinta ee Safaaradda Soomaaliyeed...
Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada...
Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR in ay taageerto go’aankeeda ku aadan dib...
Maxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Sareey Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta dalka dib ugu so laabtay kaddib safar labo Todobaad qaatay...
Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka...
Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen...
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay...
Ciidamada miino baarista ee booliiska Soomaaliyeed ayaa ku guuleestay in ay qarxiyaan miino lagu aasay dhinaca Laamiga Warshadaha gaar ahaan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho