Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wakiilo Kasocoday Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku dhaxdhigay Cisbitaal...
Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta shir guddoominayay kulankii maanta ayaa Xildhibaanada baarlamaanka...
Kulankan oo ahaa mid lagu daah furayey wacyi gelin la xiriirta sidii haweenku ay uga qeyb qaadan lahaayeen doorashooyinka la...
Xog ay heshay Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa lagu ogaaday in uu jiro qorshe Siyaasadaysan oo aan la ogayn sababta...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulanka uu la qaatay madaxa Hay’adda Hay’adda...
Muqdisho, 11 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay...
Mogadishu, 11 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe iyagoo soo indha indheeyay...
War kooban oo kasoo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho