Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho ayaa...
Wasaarada amniga maamulka Puntland ayaa fartay laamaha ammaanka maamulka puntland in ay adkeeyaan amniga deegaanada puntland. Wasiirka wasaarada amniga maamulka...
Nafaqadarada ayaa aduunka ku baahday, waxaana soo kordhay cayilka oo ah macluul, sida lagu sheegay daraasad cusub. Qolada daraasadda sameysay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Tartan cayaareedkaan lagu maamuusayay bilasha bisha Ramadan ee barakeysan oo ay soo abaabuleen xafiiska hidaha iyo tacliinta ee Safaaradda Soomaaliyeed...
Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada...
Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR in ay taageerto go’aankeeda ku aadan dib...
Maxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho