Diyaarad nooceedu uu yahay BAE 146 oo qaada boqol iyo labaatan qof oo ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Daalo, iyo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay...
Hooyo Aamino Cali Nuur oo ka soo jeeda qoys sabool ah ayaa ku umushay 3 gabdhood oo mataano ah oo...
Maxkamada Sarre ee Dalku waxay u baahantahay ardayda dhawaan ka qalin jebisay kuliyadaha sharciga inay siiso fursad kuwooda raba inay...
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay lacagaha sida qaldan looga qaadayo shacabka, iyadoo loo sheegayo...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada la isku yiraa Shanta tuulo oo...
Dhallinayaradan oo tiradooda gaarayso 120 ayaa waxaa ay ku jiraan Xabsi ku yaala Wadanka Hindiya oo lagu eedeeyay fal burcad...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa la kulmay wasiirka Bii’ada iyo isbedelka Cimilada & Xoolaha ee dalka isutaga Imaaraadka(UAE). Kulanka oo...
Giriigga ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey Austria, go'aanka ay ku gaartay inay marti galiso kulan ay yeeshaan dalalka galbeedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho