Kulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan...
Kulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay shacabka gobolka ku dhaqan inay la shaqeeyaan ciidamada amniga, si looga hortago dhagarta...
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay meel wanaagsan mareyso mideynta manhajka waxbarashad dalka, kadib markii...
Muqdisho, 16 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado....
Furitaanka kulanka baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaanada loogu akhriyay mooshinka loogu yeeray Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga ee Dowladda Soomaaliya, waxaana...
Safiir Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia Danjire Cabdixakiin Ugaas Cali Yaasiin ayaa ka hadlay qaban qaabada shirka Madaxda wadamada Islaamka...
Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse ayaa sheegay in dhismayaal waxbarasho...
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho