Xilli maalmihii udanbeeyay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug ay ka socotay doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ayaa waxaa maanta si...
QAYBTA KOOBAAD BARNAMIJKA DILAAGA SAXAFIGA IYO WARIYE CABDI CASIIS AFRICA QAYBTA LABAAD EE BARNAMIJKA DILAAGA SAXAFIGA IYO WARIYE CABDI CASIIS...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug,...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa Wasiirka Macdanta iyo...
Boqolaal Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada ku yaala dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in dhibaatooyin ad u daran ay...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...
Xogahaya joogtada Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali bin Cali iyo dhigiisa Dalka Sudan ayaa Maanta Saxiixay Heshiis is afgarad...
Siminaar ay waxa soo qaban qaabisay jimciyada hormarinta ee Al Irshaaq ujeydadiisu waxa ay aheyd sidii sare loogu qaadi lahaa...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegtay deeq isugu jirtay gaadiid iyo qalab-xafiiseed dawladda Masar, waxana Munaasabadda...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho