War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tallaabooyin cusub oo amniga...
Saldhiggan oo ay dhismihiisa gacan ka geyatay Qaramada Midoobay ayaa taliska AMISOM waxa uu maanta ku wareejiyay dowladda Federaalka Soomaaliya...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd shaacisay natiijo horu dhac ah oo ku saabsan baaritaankii Diyaaradda Daallo Airline, oo labadi...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka ee...
Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka...
Barlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay ka mid noqoshada, Hay’adda Islaamka horumarinta, iyaga oo aqrinta labaad mariyay sharciga...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane...
Mogadishu, 06 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Barlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha shacabka ayaa uga hadli doona sharciga “Leylitirka” ,...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahimy ayaa sheegay in ay wadaaan qorshe ay wax...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho