Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane...
Kulan qado ah, isla markaana lagu dhiirigelinayay Hana Xasan Mire oo ah gabar Soomaaliyeed, oo soo diyaarisay tartan kubadda kolleyga...
Madaxweynaha maamuul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha...
Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Caadil Sheegaw Sagaar ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad lagu sagootinayay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Yuusuf...
wasaarada arimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Galmudug iyo gudigii loo xilsaray qorshaha doorashooyinka xubnaha golaha deegaanka in ay lasoo...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay ayaa ka ceyriyay maleeshiyaadka argagaxisada Al shabaab deegaano hoos yimaada degmada...
Waxaan halkan idingku soo gudbineynaa Ogeysiis ku socoto bahda saxaafadda iyo ururrada bulshada rayidka ah, kaasi oo ay muhiimtahay in...
Wararka laga heleyo qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerooyinka Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa sheegaya in dhibaatooyin dhanka nolasha ah...
Muqdisho, 3 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay...
Xogahaya joogtada wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya Mudane Cali Bin Cali oo uu wehlinayo Agaasime ku Xigeenka Waaxda Carabta wasaarada ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho