Wasaaradda Dhallinyarda iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda, hadaba qofkii daneynaya...
Waxgaradka magaalooyinka Balanbal iyo Guriceel oo kaashanayay dadka samaha jecel ayaa heshiis horudhac ah ka gaaray shir uga socday magaalada...
Xaflada loo sameeyay furitaanka mashruuca layrka ku shaqeeya ilayska Cad-ceeda ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgaduud waxaana ka soo...
Ra’isal Wasaraaha xukuumadda federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa so gaaray magaalada Istanbuul, iyadoo la filaayo in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka...
Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir ku soo qab qabtay dad lagu...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in deegaannada Caad & Ceel-Cabdi lagu dilay 22 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kadib markii dadka...
Dhalinyaro ka badan 100 qof oo tan iyo sanadkii 2011-ka ku xirnaa dalka India, loona heysto burcad badeednimo ayaa lagu...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska ayaa maanta...
Guddi dhawaan isu xilsaaray in uu soo afjaro khilaaf sababay in ururka Suxufiyiinta Qaranka uu yeesho labo hogaan, ayaa waxa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho