Safiirkii hore ee dowlada Soomaaliya u fadhiyay dallkan Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa kala qeyb-galay kooxda saxafiyiinta Nairobi ciyaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisalwasaraha xukuumadda Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta...
Maxaabiistani soomaalida ah oo gaareysa 15 maxbuus,islamarkaana muda u dhaxaysa 5 ilaa 7 sano ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo...
Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed u dabbaal degeen Maalinta Nabadda Adduunka, waxaana la qabtay munaasabado iyo...
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay sidii umuliso dhaqameedyada xirfadooda kor loogu qaadi lahaa isla markaana ula shaqeyn lahaayeen xarumaha caafimaadka...
Madaxweynaha dalka India Pranab Mukherjee ayaa maanta oo Talaado ah salaam u soo direy dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda xuska...
Xuska sanadguurada 55aad ee gobollada Waqooyi, waxa ay ahayd markii ugu horeysay oo xuskii ugu balaarnaa ee sida weyn looga...
Iyadoo ay heer gabagabo ah marayso taratanka Madaxatinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa isa soo taraya kulamada uu Musharax...
Xildhibanka laga soo doorto Degmada Kamukunji Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka qeyb galay munaasabad ururada dhalinyarada ee dalkani Kenya lagu...
Xaflad aad u ballaaran oo lagu soo bandhigayey musharaxnimada Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ee Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado. Xafladda waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,baarlamaanka Galmudug,siyaasiyiin,odayaasha dhaqanka iyo marti sharaf kale waxaana ay aheyd mid lagu taageerayey musharaxa madax weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug. Khudbaddo ay xafladda ka jeediyey mas’uuliyiinta kala gedisan ee ka qeybgalay ayaa waxey si wadajir ah ugu taageereen in Mudane Maxamed Xaashi Carabeey uu yahay nin u qalma qabashada xilka madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug islamarkaana ay ku taageerayaan musharaxnimadiisa. Ugu dambeyntii khudbad uu ka jeediyey Munaasabadda Musharaxa madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ku muujiyey musharaxnimadiisa waxaana uu ka codsaday Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug iney codkooda siiyaan.
RADIO MUQDISHO:- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay warbixinta natiijada doorashadii golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir....
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo la hadlay Telefishinka Al-Jasiira ayaa sheegay in Israa'iil ay doonayso...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho