Kulankaan oo ay culimada Soomaaliyeed la qaateeen mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo loogu tala galay inay ilaaliyaan canshuuraha berriga ee ay...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay howsha wasaaradda arrimaha gudaha ay xilligan...
R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Gineva ee dalka Swizerlnd shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha...
Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo ay si wada jir ah isaga kaashanayeen ciidamada nabadsugidda, booliiska iyo AMISOM ayaa...
Shir caalami ah oo looga hadlayay kobcinta dhaqaalaha aduunka gaar ahaan qaarada afrika ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Cape...
Tababarkan oo soconayey mudo 3 maalmood ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka, waxaana lagu falanqeynayey sidii loo meel marin...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wefdi uu hogaaminayo, ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga...
Muqdisho, 03, June, 2015…..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxmed Cabdi Xayir "Maareeye" oo uu wehliyo wasiirudowlaha wasaradda arrimaha gudaha ayaa maanta hoygiisa ku boqday...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho