Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” iyo Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Marwo...
Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Koonfugalbeed ee dalka ayaa shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah kaddib kulamo wada tashi ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta shir guddoominayay shirka todobaadlaha...
Muqdishu, 31 May 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga...
Qaban qaabo xoogan oo loogu jiro soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta...
Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo howlo shaqo u jooga gobolka Galgaduud ayaa...
Muqdisho, 30, May, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana Wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey...
Maamulka Degmada Balcad ee gobalkan Shabeellaha dhexe ayaa kormeer howleed ku tegay meelaha uu fatahaadda ka geystay webia Shabeelle, si...
Qeybaha bushada ku dhaqan magaalada Beladweyne ayaa bilaabay in ay dib u dayactiraan waddooyinkii ku xirmay roobabkii dhawaan ka da’ay...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho