Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta...
Wasiirka gaashaandhigga Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa xalay kulamo la qaatay...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii socon doonaan wada-hallada u dhaxeeya Soomaaliland iyo dowladda dhexe oo ka furmi waayay...
Guriceel,Galgaduud, March 2, 2015….Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee...
Iyada oo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaal ka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka...
Wasiiradan ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo kormeerka ay ugu kuurgalayeen xaaladda nolaleed dadka ku nool degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa...
Munaasabad geba gebo u ahayd Xuska 45 Sano Guurada ka soo wareegtay Aas Aaskii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeeed oo ku beeegnaa...
Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Dhexe Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunada ay Maxkamadu...
Kulan balaraan oo laga hadlayey olalaha kor u qaadista adeegga caafimaadka hooyada iyo dhallaanka kuna aadan yareynta dhibaatooyinka la xiriirta...
Wafdigan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Janaraal Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini oo maanta gaaray magaalooyinka Dhuusa Mareeb iyo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaatay Kaarka Cod-bixinta ee Guddiga Madaxa Bannaan...
RADIO MUQDISHO:-Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa magaalada Abu Dubai kulama...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA HOOSE): Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal amni ka fuliyay magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay qaad kamid ah bulshada magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho