Madaxweynaha maamulka Koofur-Galbeed ayaa gaaray degaanka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkas oo uu kulamo ku leeyahay saraakiisha ciidammada iyo...
Howl-gal bilowday xalay 2dii habeenimo ayey ciidamadda NISA ka fulliyeen xafaddo ka tirsan dagmadda Hodan oo ay ka mid ahaayeen...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee...
Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma arke oo uu wehliyo wasiirka arrimaha dibada Iyo dhiirigelinta maalgashiga...
Kulankaan oo looga hadlayay sidii loo horumarin karo dhaqaalaha maqaalada Muqdisho, isla markaan ay ka qeyb galeen mas’uliyiin ka tirsan...
Sida ballantu aheyd waxaa maanta guddiyada Baarlamaanka ay horey usii dhaqaajiyeen su'aallo weeydiinta iyo ka baaraan degidda qorshayaasha laga doonayo...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Barlamaanka Maamulka Jubbaland oo dhawaan la caleemo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshe howleedka horyaalla barlamaankaasi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh...
Bandhig dhaqameed ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adaha İHH&YÜDER ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Wadanka...
Muqdisho, May 10, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xerada tababarka ciidanka ee Xero Agoon waxa...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho