Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Gauteng ee dalka koofur Africa iyo ururada ka shaqeeya arimaha...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii...
Kulan looga hadlayay sidii garoon diyaaradeed iyo deked loogu hirgelin lahaa magaalada Baraawe ayaa lagu qabtay islamagaaladaasi. Kulanka ayaa waxaa...
Wafdi uu hugaaminayo Safiirka Soomaaliya ee jabuuti ayaa xarigga ka jaray mashaariic uu maalgaliyay madaxwayne Gelle oo laga fuliyay Baladwayne...
Ka dib muddo todobaad ah oo wadatashi uu u socday xubno ka tirsan golaha wasiirrada dawladda Soomaaliya oo wasiirka arrimaha...
Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo socday wax ka bdan toban saacadood, ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul...
Guddoomiyaha Guddiga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika, Dr. Hassan Shire ayaa soo bandhigay tacadiyada Xuquuqda Aadanaha ee...
Kulankani lagu qabtay Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu taageeray Ololaha la dagaalanka Qaadka ee uu wado Abuukar...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada dalka Koonfur Afrika loogu geysanayo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka iyo jaaliyada gobolka Sh/dhexe ee caalamka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho