Xubnahan oo ka tirsan qaybta ammaanka ee gudiga farsamada maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta safar dhulka ah...
Munaasabad ay hogaan cusub ku dooranayeen dhallinyarada ku dhaqan degmada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi....
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo xiray tababar...
Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka saxafiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka Kenya (SEJASS) oo lagu xusayay maalinta...
Wasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga...
Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Safiirrada QM, IGAD, Midowga Yurub, AMISOM, iyo Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Muqdisho, 20...
Dowladaha casriga ah ee dunida ka jiraa waxa ay ku dhaqmaan dasaatiir ay degsadeen oo ay ku maareeyaan dowladnimadooda,...
Wararka ka imaanaya Magaalada sanca ayaa sheegaya in falaagada Xuuthiyiinta ay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Dalka yamen kadib dagaal waqti...
Munaasabadaan lagu weyneynayay dhalasha Nabigeenna Muxamad (NNKH) oo ay ka qeyb galeen Culimaa’udiin, mashaa’id caan ka ah gudaha dalka iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, qaar kamid ah siihayayaasha xilalka Wasiirada Soomaaliya, xubno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho