Muqdisho: 28 Maarso - Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa...
Guddi loo xil saaray qaban qaabada xuska maalinta Dhirta Soomaaliya ayaa maanta guda-galay qaban-qaabada maalintaas oo ku asteysan 17-ka bisha...
Dajiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Danjire Maxamed Mursal Sheekh ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaala...
Mogadishu, March 28, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar, Wasiir kuxigeen-ka Axmed Cali Maxamed “Kadiye”,...
Muqdisho, 28, Maarso, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Muudeey ayaa maanta siminaar lagu baranayo sharciga shaqaalah rayidka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Sharm el-Sheikh ee dalka Masar oo uu...
Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ciidamada amniga ay guuleysteen...
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar “Ceymooy” ayaa sheegay in Wasaaradda ay waddo qorshe lagu Hormarinayo...
Mogadishu, 28 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho