Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu bilaabay diiwangalinta dadka ka qayb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug...
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen tiro maleeyshiyaad ah oo ka tirsan...
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku socda dadka Gaadiidka kala iibsada oo lagu...
Wafdigani oo isugu jira Xildhibaanno,siyaasiyiin,aqoonyahano,waxgarad,iyo Odayaal dhaqameedyo ka yimid magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...
28 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya shir madaxeedka waddamada...
28 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad qiimo leh ka jeediyay...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax ayaa habeenkii Xalay ahayd ka qayb galay Dood Cilmiyeed...
Roma. 28.March. 2015 ....Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo maanta War qoraal ah kasoo...
Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya oo uu ka qeyb-galay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo xubno kale ayaa lagu soo gabo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa meydadka maleeshiyaadkii UGUS ee shalay weerarka ku qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho