Shir weynaha 26 aad ee ururka Jaamacadda Carabta oo maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Sharmal sheikh ee dalka Masar...
Munaasabadan oo uu maamulka gobolka Banaadir uu xariga kaga jarayay Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan gobolka Banaadir ayaa waxaa soo...
Xili mudooyinkii dambe wadada dheer ee xiriirisa gobolada Dhexe gaar ahaan deegaano ka tirsan gobolka Galagaduud lagu arkayey kooxo xilaga...
Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safirkiikii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo...
Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ceynta ayaa Sweden uga qeybgalay shirweyne looga doodayo arimaha xagjirnimada...
Wasiirka Amniga gudaha ee xukuunadda Soomaaliya iyo taliyaha hay’adda Nabadsugidda Qaranka iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa maanta howlo kormeer ah ku...
Barnaamijka Sahanka Raadiyaha oo ka baxa Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana looga hadlo xaalado kala duwan ee dalka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneya UNSOA iyo Kenyan Airport Authority ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dabdamiska tababar kor...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Beladweyne ayaa xukunno kala duwan ku riday maleeshiyaad ka tirsan Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS,...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho