Ciidammad aammaanka ayaa la wareegay ammaanka Hotelka Maka Al-Mukarama oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib markii...
27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degey magaalada Sharm El...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Boqorka Dalka Cumaan Suldaan Qaabuus oo dhawaan...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane, C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa maanta magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku...
Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa la wareegay Sadaxda Dabaq ee uu ka koobanyahay Dhismaha Hotelka Maka...
Kulankan ay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe la qaadatay qeybaha bulshada ee ka soo jeedda Jubbooyinka ee ku nool magaalada...
M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xiriir walaalnimo oo qoto dheer, mid bulsho oo soo jireen ah iyo darisnimo dhuleed oo dhow...
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Sharm El Sheikh kusoo dhaweeyay dhigiisa dalka Masar Cabdifatah Sisi iyo mas,uuliyiin kale...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho