Aqoon kororsigaan oo mudo labo maalin ah socon doona ayaa waxaa maanta loo furay Xisaabiyaasha idman ee xafiiska Xisaabiyaha Guud...
Xaflad lagu abaalmarinayay arday dhameysatay barashada Kitaabka Arbaciin Al-nawawi oo ay ka qeyb galeen culimaa’udiin iyo waalidiinta ardayda dhashay ayaa...
Mogadishu, 21 Maarso 2015 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee...
Xarunta lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsanaya ee magaalada Jowhar ayaa laga soo sheegayaa daawo yari heysta, taas oo keentay...
Ciidanka Xoogga Dalka eek u sugan gobollada Baay iyo Bakool ayaa wada dhaqdhaqyo ay kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab uga...
Shirka Baalrmaanka Afrika ayaa ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika halkaas oo ay ka qeyb galeen xubno ka...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuubow ayaa guddoonsiiyay koobab iyo abaal marino kooxihii kaalmaha...
Bandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada bula burde ee gobolka...
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka AMISOM, Ambassador Dr. Maman S. Sidikou, oo ay...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa Muqdisho ka sagootisay cutubyo ciidan oo ka tirsan kuwa Xoogga...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho