Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii...
Wasiir Ku-xigeenka howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Khalid Cabdi Yuusuf oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka degaan ee qeybta ka ah dib u xoreeynta ayaa la wareegay degaanka Cowsweeyne ee...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed, isagoo Abwaannada Soomaaliyeed...
Dawladaha Qatar iyo Hungary ayaa sheegay inay inay sare u qaadayaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya, iyaga oo...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe Tor Wennesland ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa Daanta Galbeed lagu dilay in ka badan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in dalku uu galay dagaalkii ugu dambeeyay ee khawaarijta looga...
Washington ayaa ogolaatay in Poland ay ka iibsato nooc ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee loo yaqaanno Apache helicopters, heshiiskaas...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho