Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan...
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa boggaadiyey halganka ciidamada geesiyaasha ah ee qaranku...
Mas'uuliyiinta iyo shacabka Bacaadweyn oo sheegay inay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta Waftiga uu...
Kulan Wadatashi iyo Aqoon –Isweedaarsi ah oo ay soo agaasintay Xarunta Heerka-Sare ee La-qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Deegganka ee...
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane, Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay wehliso...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaannada Garileey iyo Cali-Yabaal ee Gobolka Galgaduud ku dilay 5 dhagarqabe...
Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud ayay Khawaarijta haatan u tahay xarun weyn oo ay u arkayeen in ay ku amaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khamiistii ka qeybgalay dood su’aalo waydiin ah ayaa sheegay marka uu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho