Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya ayaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku qabatay kulan wadatashi ah oo ah...
Xilli abaarta ka jirta dalka ay gaartay heer halis ah, ayaa Hay’adda SoDMA soo gabangabeysay mashruuc cunto-qeybin ah (wajigii 3-aad)...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad u fidiyay dad shacab ah oo cadowga Khawaarijta ay qarax kula beegsadeen aagga degmada...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska u...
RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Safiirka joogtada ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay mudane Danjire Abuukar Daahir Cismaan(Abuukar Baalle),ayaa sheegay in...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin ee magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa ay soo dhaweysay, wada-hadalka qaran ee laga yeelanayo arrinta Yemen. Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS...
RADIO MUQDISHO(GALMUDUG):-Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka qof iyo cod ee Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo, ayaa maraysa heer gabagabo ah, iyadoo si...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkaan 2026-ka Soomaaliya ay ka mid noqon doonto dalalka caalamka kuwooda shidaalka soo saara....
RADIO MUQDISHO:-Deegaanka Saddex Higlo,oo qiyaastii 50KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,ayaa waxaa ka taagan abaar...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho