Maareeyaha cusub ee Garoonka Caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle , Maxamed Saciid Cabdullaahi, ayaa maanta xilkaa kula wareegay ,...
Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa...
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka...
Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in laga yaabo in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso Gantaaladlo Nukliyeerka...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka, gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka maleeshiyada...
Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoobaya ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay Jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobay ee new Yorka kula kulmay Xoghayaha Fulinta...
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Axmed Macalim Fiqi oo ka qeybgalay barnaamjka Kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la gaaray...
Xalfalada heshiiska lagu kala saxiixday waxaa ka qeybgalay Madax ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Beeraha, Mas'uuliyiinta Hay’adda Maaliyadda Gargaara iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyey kulanka loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa ka...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho