Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Ethiopia,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Jarmalka usoo magacaawday...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan gurmadka abaaraha Md, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta booqasho ku tegay aqalka...
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni aya kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda iyo guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, Kulanka...
Waxaa magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka lagu soo gaba-gaboobeeyay shir gaar ah (Roundtable) ee Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho