Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe oo maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Abdel...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Jowhar, ka...
Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni, ayaa maanta warbixin ka dhegeeystay Guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag. Shirka waxaa Madaxweynaha...
Safaaradda turkiga ku leeyahay Soomaaliya, ayaa maanta si weyn looga xusay maalintii uu dhicisoobay Afganbigii lala damacsanaa dowladda Turkiga ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa kormeeray qaar kamid Waddooyinka Caasimadda oo...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka...
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid ah maga marinka Qaza, kadib markii ay...
Sii hayaha Wasiirka, ahna Wasiir Dawlaha Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Balal Mohamed Cusman iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho