Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi...
Hal Qof ayaa ku geeriyooday 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay Sheybaarada laga heli karo adeegyada Baaritaanka Caabuqa COVID 19. 1 January 2022...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in la sameynayo howlgallo amniga Beledweyne lagu sugayo, isagoo dhinaca kale ka hadlay shaqaaqo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee...
Ardayda wax ka baratay Machadka Tababarka Umulisooyinka ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta u...
Maanta oo ah maalinta koowda ee sanadka 2022-ka, waxaa hirgalay isafgarad ay kala saxiixdeen wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda...
Inta la shaaciyay Saddex qof ayaa ku dhintay Qarax xooggan oo ka dhacay xalay magaalada Turn Haut ee waqooyiga dalka...
Booliska Malta ayaa sheegay in baarayaitaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taallo magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...
The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho