Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 70 muhaajiriin ah lagu la’yahay xeebaha dalka...
Waxaa maanta magaalada Garowe ee gobolka Nugaal lagu soo gaba-gabeeyo doorashada 6-dii kursi ee u dambeysay xubnaha Puntland ka soo...
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Nairobi ee dalka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Qaybta Nafaqada ayaa soo gaba gabeysay Tababar 5 Maalin socday oo...
Dallada Baraarug oo ah dalad ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro aqoonyahanno iyo ganacsato reer Guriceel ah, ayaa waxa ay sameeyeen in...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada isku xirta...
Wararka ka imaanaya Deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay Carruur...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yusuf Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu soo xiray howl...
Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadija Maxamed Diiriye iyo Madaxa mu’asaasada Arrimaha Gargaarka iyo Bani’aadanimada ee boqortooyada Sucuudiga (...
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maanta...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho