Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...
Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa looga hadlay Amniga, Dhameystirka nidaamka Dimuqraadiyadda...
Madaxweynaha dalka turkiga recep tayyip erdogan ayaa shaaciyey in bisha February ee soo socota uu booqan doono wadanka boqortooyadda sacuudiga....
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta looga hadlay qodobo...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye...
Kulanka oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu taageeray qodabadii kasoo baxay shirkii Golaha...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey’addaha...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan soo dhaweyn ah u sameysay Howl-wadeenno cusub oo ku guuleystay ka mid noqoshada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey Ergeyga gaarka...
Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo u qeybiyay Raashiin gargaar ah oo...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho