Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha kulankan uu la qaadanayay Ku-xigeenka madaxa Waaxda xariirka caalamiga ee xisbiga...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium...
Masuuliyiinta Xaruunta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan Tababarida ardayda Kuliyadda Injineerinka la saxiixday Jaamacadda...
Shirkan oo ay ka qayb galayaan Howlwadeeno iyo Agaasimayaal ka kala socda heer qaran iyo dowlad goboleedyada ayaa waxaa diirada...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji, oo ay weheliyaan Agaasime Goboleedka Hay’add...
Dagaallo ayaa ka soo cusboonaaday maanta oo Arbaco ah, qeybao kamid ah Marib, ee waqooyiga dalkaasi Yeman, kaasi oo u...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa goordhaw soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya Sideed kursi oo...
Ciidamada Amaanka ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo...
Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wax yar ka hor gaaray Magaalad Gaalkacyo, ee Xarunta Gobolka Mudug, iyada...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho