Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayey gaba-gabada madasha Aragti Wadaagga Heritage oo Garoowe lagu soo...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay kana tacsiyeysay falkii argagixisadu ku beegsadeen muwaadiniin Soomaali iyo Turki ah oo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ka hadlayey gaba gabada madasha aragti wadaagga machadka Heritage oo Garoowe...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlay Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Cilmi baarista Heritage ayaa...
Hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR waxay sheegtay in sanadkii naga idlaaday ee 2020 oo ay dad badan...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xalay Casho sharaf u sameeyay Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland,...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii haweenka...
Kusimaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyay geerida...
RADIO MUQDISHO: Xildhibaanno ka tirsan BFS, iyo xubno ka kale socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee barnaamijka "Hooyo U Hiilli Qarankaaga"...
RADIO MUQDISHO(DHUUSAMAREEB): Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay, Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, in Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay degmada Ceeldheer ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwad goboleedka Waqooyi Bari, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, ayaa duleedka magaalada Laascaanood kulan is xogwareysi ah kula yeeshay...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho