Taliye Qeybeedyada Ciidanka Booliska Gobalka Mudug ee Puntland Iyo Galmudug Gaashaanle Sare Muumin Cabdi Shire iyo Gaashaanle dhaxe Qaasim Shirdoon...
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wax lagu xumaad ay tahay in...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tababar u furay garsoorayaal dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Soomaalida ku nool dalka India ee uu xanuunka safmarka ee COVID-19 uu ku dhacay tan iyo inta la ogyahay waxa...
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka safmarka ah ee Coronavirus (COVID-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 milyan...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka ayaa maanta wadatashiyo ka yeeshay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho