Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxwyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa kulan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana ay...
Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code)...
Wararka goor dhaw naga soo gaaray kasoo horjeedka Isbitaalka Hooyada & Dhalaanka ee Banaadir yaa ku soo waramayo in Dab...
Taliska Mareynka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn diyaaradahooda shalay gelinkii dambe ay ka fuliyeen...
Qoraal ka soo baxay Guddiga qaran ee qaba qaabada xuska maalmaha xorriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay...
Dable xoogga dalka Maxamed Cismaan Maxamed Nuur oo haysto dilka Allaha Unaxariiste Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan oo uu ku dilay garoon...
Howlgalkani Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ay ka wadaan Jubbada hoose ayaa ujeedkiisu yahay in maleeshiyaadka Al-shabaab laga saaro tuulooyin ay...
Muqdisho, Arbaco, 31 Diseembar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, ayaa maanta si rasmi...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho