Ciidamada xoogga dalka ayaa hawlgallo ka wado deegaanno hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose, halkaas oo lagu dilay...
Waa isgoyska Number Afar ee magaalada Muqdisho, oo Gawaaridu ay isku dhaaf dhaafayaan. Waa mid ka mid ah xeebaha ku...
Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay howlgalo xoogan ay ka wadaan deegaano ku...
Ciidmada Ammaanka ee Jubbaland ayaa maanta fashiliyay miino ay Al-Shabaab galiyeen wadada udhaxeeyso Yoontooy iyo dalcadda lug law, miinadaan ayaa...
Ciiadamada Ammaanka ee Hirshabeelle ayaa sameeyay howgal lagula dagaalmayo maleeshiyada jidgoo-yooyinka u dhigta shacabka ku safra inta u dhaxeysa Balcad...
Guutooyinka 44-aad iyo 45-aad ee Ciidanka Burundi qaybtana ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la guddoonsiiyay Billado iyo...
Qaar tirsan Mudanaaysaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka DFS oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Jimca ah Taariikhdu ku beegan tahay 02.11.2018 Warka waxaa soo...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’adaha Ammaanka ku wareejiyey 10 ruux oo si sharci darro ah lacago uga qaadan jiray Qoysaska...
Xaflad si-heersaye ah loo so agaasimay ayaa lagu qabtey Dalka Kuwait ujeedka ayaa ahaa mid lagu weyneynaayo Maalinta Africa, waxaa...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho