Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhalinyarada Soomaaliyeed,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo...
Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhex galay Horjoogayaasha ugu sareeya Argagaxisada Al shabaab, taasoo sababtay in Horjoogaha ugu...
Waxaa Gobolka Bokool ka soconaya dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxaha Argagixisada Al-shabaab,kuwaasi oo ku dhuumaalaysanaya deegaano ka...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhalinyarada Soomaaliyeed,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo...
Muddo sanado ah oo uu ku xirnaa xabsi kuyaala Dalka Itoobiya kadib ayaa Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) waxaa...
Qaraar qabyo ah ayaa loo gudbiyay xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kaasi oo ku saabsan magaalada Qudus. Qaraarkan qabyada...
Quburo ka socda QM iyo Talyaaniga ayaa gaaray Magaalada Xeerbta leh ee Hobyo iyaga oo sheegay in Galmudug ay ka...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay...
Kalanka Maanta MudanayaAsha Golaha Shacabka ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ayaa Waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ku wareejinaysay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Laascaanood, caasimadda dowlad...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho