Kulankaan oo ahaa mid casha sharaf loo sameeyay xildhibaan Abdi Axmad Dhuxulow Dhegdheer oo ka tirsan xildhibaanada aqalka sare ee...
In ka badan 3000 oo xafiis oo xisbiga ANC ku leeyahay guud ahaan wadanka oo dhan ayaa waxaa ay soo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar Ahmed, Wasiiru dowlaha H.E....
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta yeesheen waxay warbixin seddax biloodle ah kaga dhageysteen Guddiga dib u eegista dastuur...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo uu wehliyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Aduunka Filippo...
Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda...
Booqashada madaxa Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR Flippo Grandi oo qaadanaysa laba maalmood waxa uu ku yimid caasimadda Soomaaliya Waxa...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhalinyarada Soomaaliyeed,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo...
Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhex galay Horjoogayaasha ugu sareeya Argagaxisada Al shabaab, taasoo sababtay in Horjoogaha ugu...
Waxaa Gobolka Bokool ka soconaya dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah kooxaha Argagixisada Al-shabaab,kuwaasi oo ku dhuumaalaysanaya deegaano ka...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho