Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamud Macallin Cabullaahi iyo Madaxa isku duwida Howlaha Beni’aadannimada ee Qaramada Midoobay ahna ku...
Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisay hay'adda Adeegyada Beni'aadamnimada iyo Horumarinta ee Ileys (IlEYS HUMANITARIAN AND DEVELOPMENT SERVICES oo kaa shaneysa...
Go’aankii dhawaan ay ku dhawaaqeen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu soo gabagabeeyay hawlgalkii UNSOM, waa tallaabo muhiim ah...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxaa xafiiskiisa soo gaartay dhambaal hambalyo ah oo...
Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad dhigista Jamhuuriyadda Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee...
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax dhigay xerada cusub ee Ciidanka La dagaallanka Argagixisada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho