200 Ardey oo kasoo qalin jabisay Jaamacadaha kala duwan ee dalka ayaa waxaa maanta xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed looga qaaday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa...
C/qawi Axmed Yuusuf oo ahaa guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ ayaa loo doortay shalay oo Talaada ahayd...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay ciyaarro dhaqameed iyo...
Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho Codka...
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgalo lagu xaqiijinaayo amniga Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka sameeyay Degmasda Hodan ee Gobolka...
Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Gamudug, waxaana ku wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gadiidka, Duulista...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho