Waxaa maanta magaalada Masqad ee dalka Cuman ka furmaya shirka caalamiga ah ee Dhaqanka iyo Dalxiiska oo diirada lagu saarayo...
waxaa kulan Casha Sharaf ah la qaateen Jaliyada Somalida Oslowasiir tastuurka Dowlada Federalka Somaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil waxayna ugaa wadda ...
Wasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee...
Kulankan qado sharafta ahaa oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ay u sameysay qeybaha kaladuwan ee Warbaahinta ayaa looga...
Munaasabadaan oo ay ku qalin jabinayeen in kabadan 500 oo arday oo dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda Somali...
Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadana ayaa ah mid bulshada looga wacyi galinayaay ilaaalinta iyo dhowrida xaquuqda aadanha iyo In...
29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino Sheekh Cumar, taas oo Xubin ka noqoneysa Gudiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Xukuumadda, si...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo k tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya kana mid ah Xubin ah Baarlamaanada Carabta ayaa ka...
Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Faah faahiyay Weerar qorsheysan oo ay ku qaadeen degaano hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho