Shirka sedexdii bilba mar qabsooma ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka (MoCA Forum) ayaa maanta si habsami leh uga furmay magaalada...
Xulka kubadda cagta ee Jubbaland ayaa ku guuleystay Tartanka Cayaaraha ee maamul goboleedyada ka socday garoonka Koonis Stadium degmada C/casiis...
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac jira uu ka dhacay deegaano ka...
Dowlada Dalka Suudaanta Koonfureed ayaa lagu soo wramayaa in heshiis ku aadan nabadda iyo xabad joojin la gashey koox maleeshiyaad...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in ciidamada ammaanka ee gobolka Benaadir si toos ah loo hoos...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka...
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u taageeray xallinta khilaafka si wax ku ool ahna ugu baaqay Maraykanka...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulankooda maanta uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa...
Saraakiisha Ciidamadda kumaandooska Soomaaliya ee Danab, ayaa guulo ka gaaray Dagaal ay la galeen kooxda nabadiidka ugus, waxaana uu ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho