Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaasi oo...
Guddoomiyaha Magaale Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa...
War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay ciidamadeeda kalabaxaysa Dalka Syria,iyadoo haatan uu...
Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ka faah faahin ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo...
Wariye u shaqeynayay Telefishinka Kalsan ayaa maqribkii lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa Degmada Wadajir ee...
Wafdigaan uu hogaaminayay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaadhiga Soomaaliya iyo saraakiil...
Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa markale guul ka gaaray tartanka cayaaraha ee Maamul Goboleedyada ee ka soconaya Muqdisho,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho