Xubno ka tirsan golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay mooshin dhigaya in aan dalka loo soo waaridi karin...
Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli iyo dhigiisa Uganda Yoweri Museveni ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha dhuun qaada...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed...
Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka...
Moqdisho, 06, Augst, 2017…. Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta ku guuleystay doorashada xilka...
Golaha Shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 Kulankan xubnaha golaha shacabka...
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dad lagu...
Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladdiis ay u si buuxdo...
Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha...
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa Mudane Amiir Cabdulcasiis...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa masuuliyiinta kala duwan ee qeybaha hoos...
Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Cali Siyaad, ayaa ku sugan dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb-galayo shir...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho