Dowlada Dalka Suudaanta Koonfureed ayaa lagu soo wramayaa in heshiis ku aadan nabadda iyo xabad joojin la gashey koox maleeshiyaad...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in ciidamada ammaanka ee gobolka Benaadir si toos ah loo hoos...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka...
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u taageeray xallinta khilaafka si wax ku ool ahna ugu baaqay Maraykanka...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulankooda maanta uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa...
Saraakiisha Ciidamadda kumaandooska Soomaaliya ee Danab, ayaa guulo ka gaaray Dagaal ay la galeen kooxda nabadiidka ugus, waxaana uu ka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jayte Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan ay ka taagayn tahay...
Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumadda Galmudug oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay u...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ka horyimid go'aanka Maxkamada Gobolka Banaadir ee Dacwadii ka dhanka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho