Wasiirka Wasaarrada dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka codsatay safaarradda Jabuuti ee Soomaaliya in xulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka...
Xildhibaane Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah gudiga difaaca ee Golaha shacabka gudoomiyaha maxkamada sare ee cidamada qalabka sida...
Qeybtii ugu horeysay ee qalabka loogu talagalay Maamulka Hawada Soomaaliya si gaar ahna u quseeya saadaasha hawada oo maanta la...
Kulanka Dahfurka Mashruuca Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dawladda...
Shirkani oo socon doono muddo sedax maalmood ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka furey Wasiirka Aminga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo...
Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed Ciidamada Bolliska Somaliyeeed. Qalabkan oo ay kuu deeqday...
Wasiir ku xigeenka Wasaaraada gaashaandhiga Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Colaad Rooble oo socdaa shaqo ku maraya Gobolada Baay iyo Bakool...
Shir looga hadlaayay isdhexgalka bulshada Africa iyo Shiinaha ayaa Saaka lagu soo gaban gabeeyay Magaalada Bijiin ee Dalka Shiinaha waxaana...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka soomaaliya oo ku sugan Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kuwaasoo u...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...
Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho